Aroos Wadareed loo dhigay Lamaanayaal kasoo kala jeeda Beesha Gabooye iyo Beelo kale (Sawirro iyo Muuqaal)

Waxaa dhawaan magaalada Jigjiga ee caasimada Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu qabtay aroos wadareed si heer sare ah loo soo agaasimay oo la isugu guurinayay Wiil iyo gabdho kasoo kala jeeda beelaha la takooro iyo beelaha wax takoora. Munaasabadan oo la isugu guuriyay 29-Lamaane oo kasoo kala Jeeda Beelaha Gabooyo iyo beelaha kale ee Dega … Continue reading Aroos Wadareed loo dhigay Lamaanayaal kasoo kala jeeda Beesha Gabooye iyo Beelo kale (Sawirro iyo Muuqaal)